CasriMarket HaafBaac Dhalaal Leave a comment

Wellcome Casri Market 😍 Waxaan Idin Keenayn Durucdii Ugu Danbeeyay Ee Xafladaha Lagu Tagayay Ama Aroosyada. Waxaa Socota Qiimo Dhimis Balaadhan 🌿☘️ Waxaad Iibsan Kartaa Saadka Oo 🌿😍 Dhamaystiran Ama Isaga Oo Aan Dhamaystinayn Sida Diiraca Kaliya Ama Diracada Iyo Shalmada Oo Wada Socda. #JUMLAD IYO #TAFARIIQBA

Waxaan Idin Haynaa Tiro Kooban Waxaan Rajaynayaa Inaad Wada Heli Doontan Dhamantiin.

Qimaha Saadkii Oo Dhamaystiran $47.99

Qimaha Sadkii Oo Ah Diracada Iyo Shalmada Kaliya $37.99

Markasta Oo Ay Si Badato Tirada Alaabta 🌿😍 Qimaha Wuxuu Noqonayaa Mid Hoos Udhaca. Tusaale  Hadii Aad Qadato 3 Sad Oo Dhamaystiran Qimaha Wuxuu Noqonayaa $132

Hadii Aad Iibsato Lix Sad Oo Dhamaystiran 🌿😍 Qiimaha Wuxuu Noqonayaa $252

Isku Day Inaad Iibsato 24 Xabo. Si Aad U Heshid Qimaha Ugu Jaban Markasta.

Qiimaha Sadadkan Hoose Waa Kuwii Ugu Danbeeyay Sadka Dhamaystiran Qiimaha Waa $55 Markasta Oo Ay Badato Tirada Waxaan Ku Samaynayaaa Qiimo Dhimis

Wixii Maclumaad Dheerad Ah Igalada Soo Xidhiidh Whatsapp +252634001149

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Casri Market

FREE
VIEW