Macmil Waxaan Idin Haynaa Durucdii Ugu Danbaysay. Waxaad Ku Heli Kartaa Jumlad Iyo Tafariiqba. Waxaan Ka Helaynaa Tiro Kooban. Qimaha Jumlada Waa 4 Xabo Wixii Ka Badan Waxaan U Aqoonsanaynaa Inay Yihiin Jumlo.
4 Xabo Wada Socda Diracada Iyo Shalmada Uu Mid Kastaa Wato $123
4 Xabo Wada Socda Diracada Iyo Shalmada Iyo Googorada Uu Mid Kastaa Wato $159
Waxaa Kale Oo Idin Diyaar Ah Iyaga Oo Xabad Xabad Ah Qimaha Sadka Dhamaystiran $47. Waxaan Ku Helaynaa Isaga Oo Ah Dircada Iyo Shalmada Oo Kaliyada Wada Socda. $37.5.
Waxaan Rajaynayaaa Inaad Dhamantiin Si Fican Uwada Fahanteen .