hafaaf

Hafaaf Cusub Oo Hada Soo Gadhay Casri Market Leave a comment

Mudanayaal Iyo Marwooyin Waxaan Idin Haynaa Hafaafkii Hablaha Jamacaha Oo Nashqado Cusub Ah Qimaha waa mid ku raali galinaya.

Mudnaanta Kowaad Waxaa Isku Heleh Dad Qadanayaa Ugu Yaraan 6 Xabo Oo Noqonaysa Jumlad.

Waxaa Kale Oo Halkan Ka Heli Kara Jaanis Fican Dadka Asaxabta Ah Ee Is Wada Leeg Iyaga Oo Wada Qadan Karaa Nus Darsin Haday Yihiin 6 Hablood Oo Saxiib Ah Taas Oo Ka Cawinaynaaa Inuu Qofkasta Helo Shaygii Qimahana Uu Yahay Mid Jaban Inta Ku Soo Hagaagtay Qofkiiba.

6da Xabo Ee Wada Socada Ama Nus Darin Kolba Sidaad U Fahantin Qimaha $38

Hafaaf Cusub Oo Hada Soo Gadhay Casri Market

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Casri Market

FREE
VIEW